Xildhibaan sheegay in Ciidamada amaanka Muqdisho ay saakay xabado ku rideen

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa sheegay in ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya ay saakay rasaas ku rideen una diideen in uu laamiga maro. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in ciidamada amaanka isku sheegay in uu yahay Xildhibaan u socda xaruntiisa shaqada balse laga diiday laguna amray in uu dib uga laabto … Continue reading Xildhibaan sheegay in Ciidamada amaanka Muqdisho ay saakay xabado ku rideen